Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof wax cunaya maalin Ramadaan oo is illowsan maxaa igala gudboon?

Jawaabta

Waxaa kula gudboon inaad baraarujisid oo tiraahdid waad soomanayd habeloow/heblaayooy halkaas ku jooji.

{وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلا تَعَاوَنُوا عَلَى الإثْمِ وَالْعُدْوَانِ..}

Tixraac:

(daqiiqada 10:20)

Fatwa logo