Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof wax ii dhiibtay ayaa geeriyooday maxaan ka yeelaa hantidaas?

Jawaabta

Wiil gurigayga ku soo dagay ayaa uga tagay guriga 2 shandood oo alaab ugu jirto muddo kadib waxaan maqlay inuu dhintay qaraabadiisa ma garanayo maxaan ka yeelayaa?

Qofka muslimka ah wuxuu ka dhinto ehelkiisa dhaxal u leh haba yaraatee:

﴿مِمَّا قَلَّ مِنْهُ أَوْ كَثُرَ﴾ 

haddaadan garanayn cid dhaxalkaaba leh inaad iska qaadatana way ku banaantahay inaad sadaqo u bixisana waa kuu banaantahay waa haddii aad wayday ciddii lahayd.

Fatwa logo