Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof xanuunsan oo katiitar loo xiray ma tukan karaa asagoo qaba katiitarka?

Jawaabta

Dadka qaarbaa la galiyaa katiitar si uu kaadida uga soo qaado, qofkaasi haddii uu miirqabo ma ku tukan karaa haddii aan laga saari karayn?

Qofkaas salaaddu way ku waajibaysaa, katiitarkana imika waxa jira kuwo qofka laga furi karo, markaa kuwaa ha isticmaalo, oo marka ay salaadda gaadho halaga furo.


Tixraac: https://t.me/Fataawo/44

Fatwa logo