Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qofka biyaha taranku ka yimadaan asagoon u kasin, riyana arkin ma ka burayaa Soonku?

Jawaabta

Qofka ay biyaha taranku ka imaadaan asagoon u kasin, riyo iyo wax la mid ahna aan arkin soonkaas ma ka jabayaa?

Ma jabiyo Soonka haddii biyihii taranka ay qofka ka yimaadaan, ama hunqaacadii. Laakiin qofkii oo iska keena biyaha ama is hunqaaciya ayuu kaga jabayaa soonku, waayo arrintani arrin qofka awoodisa ka baxsan waaye, marka inuunu jabayn waa la isku waafaqsanyahay.

Fatwa logo