Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qofka diinta caaya soonku miyuu ka burayaa?

Jawaabta

Qofka diinta caaya soonku miyuu ka burayaa?

Haddii isaga oo garanaya waxa uu ka hadlayo uu caayo diinta waa gaaloobayaa, soonkuna waa ka burayaa, oo xukunkii riddada ayuu qaadanayaa.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/55




Fatwa logo