Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qofka hadii ilkuhu dhiigaan isagoo sooman ,soonka muxuu ka yeelayaa ?

Jawaabta

Dhiiga ka imaanaya ilkaha waa nijaas sidaas daraadeed qofku waa inuu iska tufaa kana luqluqdaa. Xalku waa sidaas.

Tixraac:

(daqiiqada 18:28)

Fatwa logo