Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofka jabay ee faashada masixi jiray markuu caafimaado ma soo qallaynayaa salaadda?
Jawaabta
Masaxaad oo kaliya hadii uu samayn jiray oo uusan booraysan jirin wuu soo celinayaa qofka sidaas oo kale ah oo jaba oo meeshii aan mayri karin oo kab saaranyahay inta caafimaadka qabta inuu mayro ,faashadda dusheedana uu masaxo, booraysi(gabagabaysi) uu la yimaado ayaa waajib ku ah .
Tixraac: https://t.me/kamaalCenter/1188(daqiiqada 2aad)

