Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofka la tukanaya imaamka salaadda taraawiixda, haddii uu inta hore iska fadhiyo kadib marka imaamku rukuuco uu salaadda halkaa kala qabsado, ma u tirsantay rakcaddaasi?
Jawaabta
- Qofka la tukanaya imaamka salaadda taraawiixda, haddii uu inta hore iska fadhiyo kadib marka imaamku rukuuco uu salaadda halkaa kala qabsado, ma u tirsantay rakcaddaasi?
Jawaab:
Haa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55


