Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofka maalinka oo dhan soomanaa haddii uu suuxo maalinka aakhirkiisa, miyuu soo qalleyn maalinkaas?
Jawaabta
Qofka maalinka oo dhan soomanaa haddii uu suuxo maalinka aakhirkiisa, miyuu soo qalleyn maalinkaas?
Maya, kol haddii qeyb kamid ah maalinka miyirkiisu joogay, soonkiisuna waa u ansax.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/61