Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofka Sooman ma qubaysan karaa duhurka kadib?
Jawaabta
Waxaan maqlay in duhurkii kadib qofka sooman uusan qubaysan karin, meel kulul ayaan joogaa ee haddii aan qubaysto soonku ma iga jabayaa?
Mayrashada iyo soomka, waxba is yeelli maayaan qofku wuu maydhan karaa, nabi wuu maydhan jiray iyadoo ay ramadaan tahay oo waagu baryay,mararka qaarna way dhacdaa inuu is rushayn jiray nabigu ﷺ marka in qofku maydhasho waajib ah ama mid is qaboojin ah uu sameeyo dhib malahan.
Tixraac:


