Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofka xanuunka macaanka qaba, fidyada bisha bilowgeeda ma sii wada bixin karaa?
Jawaabta
Waxaa leeyahay xanuunka macaanka , waxaana qaataa dawada macaankii maalintii 4 jeer marka haddii fidyadii aan bixinayay bisha bilowgeedaba aan sii bixiyo oo caruur agoon ah oo baahan bixiyo ma iga gudaysaa?
Qofku haddii uu macaan qabo ha tijaabiyo inuu soomi karo , haddaanu soomi karin , qallaynna karayn raashinka uunbuu bixinayaa waana 30 kilo, wuu qadimi karaa, maalin walba markuu afuranayana wuu bixin karaa.
Tixraac:


