Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofkii aan lacagta ka xaday waan ka xishoonayaa ee ma sadaqaysan karaa lacagtaas?
Jawaabta
Qofka isaga oo yar lacag xaday, ciddii uu ka xadaynna garanaya laakiin ka xishoonaya in uu u celiyo ma sadaqaysan karaa lacagtaas?
May, waa in uu qofkii siiyo, haddii uu doono yaanuu ku odhan waan ka xadaye.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71
