Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofkii laba salaaddood oo kala duwani ka tageen, ma waajiibbaa inuu ukala horaysiiyo siday u kala horeeyeen?
Jawaabta

May, waa sunne.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14