Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qofkii loo adimay isagoo suxuuranaya, miyuu sii wadayaa mise wuu joojinayaa?
Jawaabta
Qofkii loo adimay isagoo suxuuranaya, miyuu sii wadayaa mise wuu joojinayaa?
Waxa ku waajib ah in uu joojiyo suxuurta, oo iska tufo waxa uu afka ku hayo haddii mu’adinka lagu kalsoon yahay.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55