Ku laabo bogga hore
Su'aasha
qofku haddii maro aan daahir ahayn ku seexdo, oo uu ku dhidido ma nijaasoobayaa?
Jawaabta
Qofku haddii maro aan daahir ahayn ku seexdo, oo uu ku dhidido ma nijaasoobayaa?
Haa, haddii nijaasadii uu ku dhidido saguna waa nijaasoobayaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/20

