Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qofku markasta oo uu suxuuranayo ma niyada Soonkaa laga rabaa mise suxuurtaa ku filan?

Jawaabta

Sheekh markastoon suxuuranaya ma niyo ayaa la iiga baahanyahay mise suxuurtaa iiga filan niyada soonka?

Markuu qofku cibaadada niyoonayo, shardi ma'aha inuu ku dhawaaqo, niyo waxaa kuugu filan inaad soo kacday oo u diyaar tahay inaad suxuurato, maxaad u suxuuranaysaa? Berri baad soomaysaa, niyadda meesha laga niyoodo waa qalbiga, marka waad niyaysantahay kol hadaad ku talagashay inay suxuurato oo soonto in wax la akhriyaa daliil maleh.

Fatwa logo