Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qofku salliga nabiga ma soo gaabin karaa markuu qorayo?

Jawaabta

Qofku salliga nabiga scw ma soo gaabin karaa markuu qorayo?

Nabiga scw marka magaciisa la soo qaado waa in lagu salliyaa taasu waa markii afka lagaga dhawaaqayo laakiin markay qoraal noqoto miyaa la dhamaystirayaa mise waa la soo kaabsan karaa? Sida fiican waa in la dhammaystiraa ayay leeyihhiin culimadu inaad (ص)IWM ku soo gaabisana wuu iska banaantahay laakiin waxa ka fiican in la dhammaystiran

Tixraac:

Fatwa logo