Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Ruuxa da'da ah ee caqligeedu tagay fidyo ma lagu leeyahay?
Jawaabta
Ruuxa da'da ah ee caqligeedu tagay fidyo ma lagu leeyahay?
kol haddaanu miyir qabin Soonkii wuu ka dhaacayaa, shuruudihii Soonka waxaa ku jiray inuu yahay mid miyir qaba marka shardigaas ayaa laga waayay , kuma waajibayaba, fidyana lagama bixinayo.
Tixraac: https://www.youtube.com/live/dj1g2tIcytU?si=qWbkcVj9h5IQV4hN&t=378


