Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Sakaatul fidriga xaasku yay ku waajibtay? Halkee se lagu bixinayaa?

Jawaabta

Sakaatul fidriga xaasku yay ku waajibtay? Halkee se lagu bixinayaa?

Ninkeeda ayay ku waajibtay, waxaana lagu bixinayaa halka ay iyadu joogto.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/55

Fatwa logo