Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Salaadaha marka la israacinayo adkaartii salaadda ka danbaysay miyaa la akhrinayaa mise toos baa la iskugu xigsiinayaa?

Jawaabta

Salaadaha marka la israacinayo adkaartii salaadda ka danbaysay miyaa la akhrinayaa mise toos baa la iskugu xigsiinayaa?

Toos baa la iskugu xigsiinayaa, adkaartana marka ay dhammaadaan labada salaadood baa lala imanayaa.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/42

Fatwa logo