Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Salaadda marka aan xidhanayo haddii aan labo jeer ku celiyo (Allaahu Akbar), ma dhibaa ku jirta?
Jawaabta
Salaadda marka aan xidhanayo haddii aan labo jeer ku celiyo (Allaahu Akbar), ma dhibaa ku jirta?
Haddii aad labada jeerba xidhasho uga jeedo way is burinayaan, oo markaa ta danbe qof aan salaad ku jirin baad noqoneysaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/46