Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Salaadda Tarwiixda marka witirigeeda la tukado sunno ma laga dambaysayn karaa?

Jawaabta

Salaadda Tarwiixda marka witirigeeda la tukado sunno ma laga dambaysayn karaa?

Sida wanaagsan waxaa weeye qofku salaadiisa habeenkii inuu ku soo xiro rackad kaliya, waayo rasuulku scw wuxuu yiri:
اجْعَلُوا آخِرَ صَلَاتِكُمْ وِتْرًا

Salaadda habeenkii tukunaysaa mid qura ku soo gebegebaya,haddiisa dhacdo inaad habeenki fursad u hesho oo salaado kale inaad tukato, soo celin maysid witrigii witriga gadaashiisa waa tukan kartaa sunayaal kale.

Tixraac:


Fatwa logo