Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Saladda faralka ee ku dhaaftay goormaa la tukanayaa?
Jawaabta
Saladda faralka ee ku dhaaftay goormaa la tukanayaa?
Haddii ay cudurdaar kugu dhaaftay wakhtigii aad haleesho baad qalleynaysaa laakiin in aad dadajiso baa fiican, se haddii ay cudurdaar la'aan kugu dhaaftay waxa kugu waajib ah in aad dhakhso u soo qalleyso.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71

