Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Sanadka cusub ee hijriga ma la iskugu hambalyayn karaa?

Jawaabta

Inta badan waxaan aragnaa culimadoo ka hadlaya in sanadka cusub ee gaalada la isku hambalyeeyo inaysan banaanayn ee sanadka cusub ee islaamku ma banaanyahay?

Nabiga  ﷺ  dabadii ayaa sanadkaan la sameeyay may soo aruurin asxaabtu inay iskugu hambalyayn jireen, in la tirsado ma'ahane hambalyo gaar ah malahan.

Tixraac:

Fatwa logo