Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Shaqo CV-geeda khibrad been ah ku qortay ayaan ku guulaystay ee xalaal ma ii noqonaysaa shaqadaasi?

Jawaabta

Shaqo aan u tartamayay CV ayaan ku qortay khibrad been ah, balse imtixaanadkii kale waan ku guulaystay oo shaqadii waan helay marka shaqadii xalaal ma tahay?

Wuxuu ku xil bixi karayaa dadkii shaqada siiyay inuu u sheego oo uu ku yidhaahdo: Taasi been bay ahayd ee ama igu daaya ama i erya ; wax walba oo aad been ku qaadato wuxuu ku saxmi karaa inaad runta sheegtid.

Tixraac:

Fatwa logo