Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Soonkii la soo dhaafay safar ayaan jiray oo fidradii ma bixin maxaan sameeyaa?
Jawaabta
زكاةُ الفطرِ طُهْرَةٌ للصائمِ من اللغوِ والرفثِ وطُعْمَةٌ للمساكينِ من أدَّاها قبلَ الصلاةِ فهيَ زكاةٌ مقبولةٌ ومن أدَّاها بعد الصلاةِ فهيَ صدقةٌ من الصدقاتِ
Salaadda kadib ninki bixiya ilaa goorma lama xadidin ,mar hadday dayn waajib ah tahay sida xaddiis kale nabigu scw ku sheegay:
فدَينُ اللَّهِ أحقُّ أن يُقضَى
Daynta Alle kugu leeyahay ayaa gudis mudan . Xaqa masaakiinta iska bixi Ilaahayna Dambi dhaaf waydiiso intaad la soo daahday.
Tixraac: (daqiiqada 26aad)

