Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Soonku yuu ku waajibaa?

Jawaabta

Soonku yuu ku waajibaa?

Qofka 3 laga helay:

  1. Muslim

  2. Qaanagaar

  3. Caaqil, garashadiisu joogta tahay

3daas hadduu kuugu soo galo Ramadaanta, dadka la yiri baa tahay:
كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ

3daas qofkii aan ahayn soon waajib kuma aha:

  • Ilmaha aan qaan gaarin, soon laguma lahan

  • Qof aan garasho lahayn (yaraan, xanuun ama da’ iyo waayeelnimo caqligu ku tago)

  • Qof aan Muslim ahayn, soon waajib kuma aha

Fatwa logo