Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Su'aal : Dadka qaar marka ay xanuusanayaan waxa lagu xidhaa qalab kaadida ka soo saara, markaa qofkii salaaddiisa maxaa laga yeelayaa?
Jawaabta
Jawaab: Qofka haddaan laga suulin karayn oo mar walba ay ka soconayso kaadidu, sidoo kale aanay suurta gal ahayn in laga yara saaro intuu tukanayo = sidiisa buu iskaga tukanayaa. Haddii muddadu ay koobantayna waa in uu salaadihii soo celiyo, hadday dheeraatana qowlka kale ee ah inaanu soo celinayn buu iskaga dhaqmi doonaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/13

