Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Su'aal : Salaaddu gabadha maka ansaxaysaa haddii lugaha hoostoodu aanay asturnayn iyo gacmuhuba?
Jawaabta
Jawaab: Hadii luguhu aanay asturnayn, oo muuqaanayaan markay sujuudo, ama yadoo taaganba salaaddi kama ansaxayso. Gacmahana haddii aad uga jeedid labada curcur (الكفين) way ka ansaxaysaa, se haddii aad u jeedid dhudhunkii maya.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/6

