Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Suxuurtii hadii aan illaabo ,suxuur la'aan ma ku soomi karaa?
Jawaabta
Haduu qofku illaabo suxuurta dhib maleh wuu iska soomi karaa, shardi uma ahan suxuurtu soonka , waa sunne .Sunnaha haduu qofku haleeli waayo ama ka tago dhib ma jiro .
Tixraac:
(daqiiqada 17:20)

