Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Tarawixda iyo Tahajudka ma isla tukan karaa mise mid ayaan ku gaabsanayaa?

Jawaabta

Tarawixda iyo Tahajudka ma isla tukan karaa mise mid ayaan ku gaabsanayaa?

Mid qura waad ku gaabsan kartaa, 2doodana waad isku gayn kartaa, wax dhib ah kuma jiro salaadda habeenkii markuu nabigu ka warramayya wuxuu yiri
صلاة الليل مثنى مثنى

Salaadda habeenkii waa laba laba rakcadooda marka waagu soo dhawaada uunbaad mid kaliya ugu dambaysiinaysaa, halkaa waxaa lagaa fahmayaa witriga uunbaad dambaysiinaysaa, haddaad witriga horaysiisana qaybta dambe iyadoo bilaa witri ah tuko .

Tixraac:


Fatwa logo