Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Waxa aan soo kacay xilli la eedaamay oo aqiimkii dhiman yahay, kadib aniga oo aan eegin wakhtiga ayaan suxuurtay, kadibna dib baan ka ogaaday. Marka maalinkaa soonku ma ii jiraa?

Jawaabta

Maya, laakiin maalinkaas waad afxidhnaanaysaa, soonkuna kuuma jiro, qallihiisana waa lagugu leeyahay.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/55

Fatwa logo