Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Waxaan ahay askari masuul ka ah oo ilaaliya xarun lacagi taalo, markaa ma helayaa ajarakii salaadda jamaacada haddii aan ku tukado goobtayda?
Jawaabta

Jawaab:
Cudurdaar baad leedahay, laakiin ma odhan karno ajarkii jaamacada waad helaysaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71