Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Waxaan ahay danyar aan haysan wuxuu ku bixiyo sakaatu fidriga ee markaan helo ayaan bixinayaa mise waxba la iguma lahan?
Jawaabta
Waxaan ahay danyar aan haysan wuxuu ku bixiyo sakaatu fidriga ee markaan helo ayaan bixinayaa mise waxba la iguma lahan?
Qofku haddii aanu sakaatu fidriga aanu haynin habeenka iyo maalinka ciidda waxba laguma leh,haddii uu wax helo waqtigaas kadibna qalle laguma leh, waqtigaas uunbuu eegayaa haddii uusan waxba haysan waxba kuma waajibin.
Tixraac: