Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Waxaan ka shakisanahay inaan niyoon 2 habeen oo Ramadaan kamid ahayd marka maxaa la iiga baahanyahay?

Jawaabta

Waxaan ka shakisanahay inaan niyoon 2 habeen, oo ramadaan kamid ahayd marka maxaa la iiga baahanyahay?

Sababta shakigaagu haddii aad suxuuratay markaad suxuuranaysay aad u suxuuranaysay inaad soonto niyadii waa kugu filantahay, haddii markaad seexanaysay suxuurba u kicin balse markaad sii seexanayaysay ay niyaadaa ku jirtay inaad berri soontid niyadii way kuu ansaxday iyaduna, intaa wixii ka badan haddii aadan xasuusan inaad niyootay iyo in kale iyo inaad suxuuratay asalku waa inaysan jirin oo aad soo qallaysid.

Tixraac: 


Fatwa logo