Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Waxyaabaha madaxa looga duro dadka timuhu kaa daataan sida PRP-da soonka wax ma yeelayaan?
Jawaabta
Waxyaabaha madaxa looga duro dadka timuhu kaa daataan sida PRP-da soonka wax ma yeelayaan?
Maya, haddii jirkaaga dhiig laga soo qaaday oo wax inta lagu daray madaxa lagaaga duray waxba ma yeelayso soonka.
Tixraac: