Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Waxyaabaha Soonka jabiya, goormay qofka soonka ka jabinayaan?

Jawaabta

Waxyaabaha Soonka jabiya, goormay qofka soonka ka jabinayaan?

3 arrimood marka la helo ayay kaa jabayaan:

  1. Inaad xasuusantahay inaad sooman tahay

  2. Inaad si ula kac ah u samayso

  3. Inaad ogtahay in ay soonka jabinayso

Haddii uusan ogayn, xukunka lama saarayo ilaa uu ogaado.

Saxaabi ayaa aayad si khaldan u fahmay oo maalin wax cunay, nabiguna (scw) kuma oran soonkii soo qallee, ogaansho la’aan ayaa u geysay.

Fatwa logo