Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Wiilka yar ee toddobada bilood jira kaadidiisa iyo matagiisaba ma is ku si baa loo daahiranayaa?
Jawaabta
Wiilka yar ee toddobada bilood jira kaadidiisa iyo matagiisaba ma is ku si baa loo daahiranayaa?
Maya, kaadidiisu waa tii khafiifka ahayd oo rusheyn baa ku filan, laakiin matagiisu waa nijaas oo caadi baa loo maydhayaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/46