Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Xaaskaygu sonkor ayay qabtaa ma soomi karto maxaan u bixiyaa?

Jawaabta

Xaaskaygu sonkor ayay qabtaa ma soomi karto maxaan u bixiyaa?

maalintiiba 1 miskiin wax ku filan baad bixin, waad jumlayn karta, waadna tafaariqayn kartaa, qayb jumlo ah iyo tafaariiq ah waad ka dhigi kartaa, inta soonku socda waaad ka dhigi karta , kadib waad ka dhigi karta, hadaad raashin kaligii bixinaysaa maalinkii 600 oo garam weeye, 10kii berri waa 6 kilo, 30 hadday noqoto bishuna waa 18 kilo.

Tixraac:

Fatwa logo