Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Xanta haddii aan ka towbad keeno Alle ma iga dhaafayaa mise waxaa waajib ah inaan u sheego qofkii aan xantay?
Jawaabta
Xanta haddii aan towbad keeno Alle ma iga dhaafayaa mise waxaa waajib ah inaan u sheego qofkii aan xantay?
Haddaad qof xamato, waxaa wanaagsan inaad tiraahdo iga cafi. Haddaad is leedahay wuu kula dagaalami doonaa ama way ka dari, u ducee dibna ha u xamanin.
Tixraac:
