Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Xayawaannada sida kaneecada iyo duqsiga ma lagu dili karaa koronto ama dab?

Jawaabta

Xayawaannada sida kaneecada iyo duqsiga ma lagu dili karaa koronto ama dab?

Xayawaanka laguma dili karo dab, ha ahaado dab caadi ah ama dab koronto ah midna laguma gubi karo ee si kale ayaa looga takhalusi karaa. Rasuulku ﷺ wuxuu yiri:

إنَّهُ لا ينْبَغِي أنْ يُعَذِّب بالنَّارِ إلَّا ربُّ النَّارِ

 Dabka Allihii abuuray uun baa wax ku cadaaba.

Tixraac:

Fatwa logo