Home
Jawaabo
Mawduucyo
Culimada
Arag jawaabaha
Arag jawaabaha
Dhammaan su'aalaha iyo jawaabaha
halkaan waxaad ka helaysaa , dhammaan su'aalaha iyo jawaabaha website-ka ku jira.
✓
Dahaarada
qofku haddii maro aan daahir ahayn ku seexdo, oo uu ku dhidido ma nijaasoobayaa?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026
✓
Salaadda
Gabadha umulisada ah mararka qaar xilligii salaadda bay shaqadu kaga soo aadaysaa, kamana bixi karto, maxay yeelaysaa?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026
✓
Fataawo guud
Ninku raga dhexdooda bawdadiisa inuu muujiyo kawaran, ama dabo-gaab uu xirto?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026
✓
Sakada
Marka sakada laga bixinayo Tukaanka, ma waxa lagu bixinayaa qiimihii aad alaabta soo siisatay, mise kaad ku iibinayso?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026
✓
Salaadda
Salaadaha marka la israacinayo adkaartii salaadda ka danbaysay miyaa la akhrinayaa mise toos baa la iskugu xigsiinayaa?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026
✓
Fataawo guud
Gaadhigayga qof baa iigu shaqeeya, markaa neefkii uu jiidho ama dhibtii uu gaysto, ma isagaa lagu yeelanayaa mise aniga?
Sh Dr Khadar Xassan Axmed
Mar 23, 2026